Navigation
Home
Articles
Downloads
FAQ
Discussion Forum
Web Links
News Categories
Contact Me
Photo Gallery
Search
Qolka Ganacsiga
QOLKA KEEDKA MURTIDA
wareesiyadii qaaliga ahaa
BARASHADA QURANKA
CIYAARAHA CIYAALKA
Users Online
Guests Online: 2

Members Online: 0

Total Members: 1
Newest Member: admin
Somali Links
addacwah.com
Aflax.net
africa.live
alhidaaya.info
Allgedo.com
Almaxaakim
Almaxaakim.com
altaqwaa.com
antiwar.com
ARABICCHANNELSTV.COM
Asharq Al-Awsat.COM
barashada quraanka
barashada quraanka1
CaptureWiz
ceelbuuronline.com
dadka.net
dalkanews.com
dayniile.com
DIINUL ISLAAM
DOWNLOADS.COM
Egyptian Movies
europa.eu
fanka iyo fanaanka
FLIM-HINDI
free films
freetranslation.com
GABAYADA-SOMALIDA
games.markacadey
GARGAARKA
Gobeey.net
harunyahya.com
Hiiraan.net
Hornafrik.com
irinnews.org
iviews.com
jowhar.com
knaanmusic.com
Live Sports
LIVE--RADIO.COM
maktabad.com
Markacadey.net
peacetv.tv
preestv.com
QARAAMI-SOMALI
raadtv.com
RADIO HARGEESA
sahanradio.net
shabelle.net
shacabka.net
SHARQUL AAWSAD.COM
silgor.com
SOMALI+MUSIC
SOMALIA+SOMALIA
somalimirror.com
somalislam.net
somalisoftware.com
somalisunah.net
statcounter.com
turntoislam.com
tvchannelsfree.com
tvislamic.com
tvquran.com
UN.ORG
WORLDNEWS.COM
wareesiyadii qaaliga ahaa
corneel c/laahi voa ay tahay idaacad qabiil **************************************************************************** Warlord Next Door, Somalia Mogadishu ***************************************************************************** c/yusuf oo la dardaarmay beeshii sacad una sheegay in nadaafada madaxtooyada iyo mosqula dhaqa ay beesha sacad qaabil san yihiin ***************************************************************************** alshabaab markaas baa ugu horeesay oo dadkii naceen ****************************************************************************************** wareesigii gacma dheere janada waxay ku jirtaa lugaha hooyo hoostooda **************************************************************************** Gabaygaan waxaa curiyey abwaan xasan garaad warsame waxaa uuna uga hadlayaa dadka rabshadaha wada oo ah waliba dadkii lagu idayey diinta in ay yaqaanaan Digtaan iri hurdada xalay miyaan darinta heyn waayey Dacalkaan u jiiftaba miyaa gama`a leydiiday Ficillada dahsoon iyo waxaan qaraw dabaashaaba Deelaalo iyo yaab miyaan dan ula soo toosay Mays la dooday kaligey miyaan dulucda faaleeye Soomaalida iswada dooxday iyo deben colaadeedka Daqarada shacbiga gaaray iyo dilada yeereysa Qoxootiga xeryaha daadsan iyo qaranka sii duugmay Dandarada dhafoorada dubtiyo diifta nagu taala Duufaanada abaartiyo faqriga nagu dekeynaaya Daalaadhacaa iyo ifkaan diriqku joognaaye Marki uu ilaah naga dulraray cadowgi soo duulay Ee ninkii sideed door korsaday laba u duur joogto Lixdi kale duugee qabrida laga dulmeegaaray Dibne wali gurihi loogu noqon damacin mooyaane ninka yiri dagaalkaan wadaa waan u digayaaye Isu daran dakana qabaha iyo toosh ku daaruhuye Isu daran danley wax isbidiyo daad ku fooraraye Isu daran dhurwaa doola iyo dabinada u yaale Isu daran dagaal baa dhexyaal dab iyo baasiine Isu daran deleel dhaxanleh iyo dadab caruureede Isu daran nin daaci u qabiyo daalim shaash hugane Dirya farac islaam baan aheyn daahir iyo shiiqe Diintana illaah baa na baray derejadeediiye Waxba ayaan duleelada qabiil daaha lagu heyne Waxba ayaan jihad lagu dabaqin damaca beeleede Waxba ayaan duruufaha maldahan diimo loo rogine Waxba ayaan derbiga madaxa iyo duudka lagu heyne Waxba ayaan dadweynaha madfaca loogu damagsiine Waxba ayaan darwiish leyska dhigin gaalo soo dilaye Waxba ayaan dabaaburo la kicin dab iyo baasiine Waxba ayaan dacaayado fidnaa leyska soo dirine Waxba ayaan dariiqiyo firqaba leysu soo dumane Waxba ayaan dilaagii carbeed leysu daabicine Waxba ayaan dabool nalagu hugin dunidu raadeehe Warna daaya diin kama wadaan danaha gaarkaahe Dad muslimoo guryihi ay dageen lagu duqeynaayo Ayaa daar janaa lagu galaa meyga degi weysay Dugsiyada quraankiyo wadaad diinta fidinaaya Hala dilo kitaabkey ku taal meyga degi weysay Dulli iyo amxaar jananadii naga difaacaayey Inla dooxo culamaa ku talin meyga degi weysay Laba diinta wada sheega iyo daacad nimo eebe In ay dhiiga kale daadiyaan meyga degi weysay Qabuurihi in lagu duulayoo debeda meyd yaalo Ayna waa dagaal aaqiree meyga degi weysay Dab waxguba ninkii ay ku tahay daniyo yeelkiise Afartaas digniin iga tagiyo daahi waanada dheh Waa dahab murtidu ee anoon dulunku taageerin Dalka yaga amiirkiisa baan baaq u dirayaaye Ma duulow ma daalow xilbaa deegta kuu surane Ducaan kuugu kaalmeynayee kuma dagaaleene Kuwow cadowgu daaneeyey baa daawa kaa sugiye Adey dib u dhiskaa filanayaan laamihii dumaye Dagaaladii cadawaha hablihi doorarki u waayey Kama degin asaydii walina duub cadbow xirane Markaas bey dabeyl iyo cadceed debed u yaalaane Dejintiyo daryeel koodu waa waajib diiniyehe Dulqaadyeelo diintana xaqdhawr dixindix weeyaane Daacadnimo shacbiga ugu adeeg dalabi waa iine Doqonimo adoon muujin iyo dirirya xoogtoona Daabulo hub iyo ciidan baa dowlad heyn karaye Dalka iyo dadkeenaba ragbaa doolar dhaafsadaye Oo dumiyey qarankiye dhismihi dib ugu soo laabo Hays daloocin adigey shacbigu kuu durbaan tumiye 0,28,0" width="320" height="280"> ethiopiya in ay na heesato xiligaan oo siyaasada somaliya faraha kula jirto cadeenteeda
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
You must login to post a message.

No messages have been posted.
Ads
?> sawiradii xafladii brussel DHAGEESO MUXAADARADAAN
?> qudbadii jeele

<a href='http://www.bbc.co.uk/mediaselector/check/somali/meta/dps/2009/11/091126_drrashaad?size=au&bgc=003399&lang=so&nbram=1&nbwm=1&bbram=1&bbwm=1 '>Play</a>